Madaxweynaha Soomaaliya oo ugu baaqay Odayaasha K.Galbeed qancinta dadka cabanaya | Shabelle Media Network
Monday, February 8th, 2016

Madaxweynaha Soomaaliya oo ugu baaqay Odayaasha K.Galbeed qancinta dadka cabanaya

Published on October 16, 2015 by   ·   1 Comment

Baydhabo ( Sh.M.Network)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max’ud ayaa Odayaasha dhaqanka iyo Siyaasiyiinta ka soo jeeda Maamulka Koofur Galbeed waxa uu ka dalbaday in ay xalliyaan dadka wax ka tabanaya maamulkaasi ama Saluugsan qaabka ay u socoto soo xulista Xubnaha Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed.

Xasan Sheekh ayaa waxa uu qeexay in aysan dadka ka dhamaaneynin tabashooyin laakiin lagama maarmaan ay tahay sida uu yiri in Odayaasha dhaqanka ay xaqiijiyaan illaa xad qancinta dadka ay ka soo yeereyso cabashooyinka la xiriira soo xulista Baarlamaanka maamulkaasi.

Geesta kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku taliyay in Odayaasha dhaqanka maamulka Koofur Galbeed gaar ahaan kuwa u xil saaran soo xulista xubnaha Baarlamaanka in ay soo dadajiyaan howsha loo igmaday maadaama sida Madaxweynuhu uu xusay waqtigu uu marayo heer gabo gabo ah, maamulka Koofur Galbeedna looga fadhiyo in ay si dhaqso ah ugu dhawaaqaan Baarlamaan ay yeeshaan.

Hadalka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa imaanaya xilli shalay uu gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koofur Galbeed halkaas oo uu kulamo kula qaatay Masuuliyiinta maamulkaas iyo Odayaasha dhaqanka ee ku howlan soo xulista xubnaha Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed.

 

 

Wararka Maanta

wasiir-Odawaa

Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Federaalka oo maanta Gaaray Hobyo

February, 8, 2016
Hobyo ( Sh.M.Network)-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda ...
BAARLAMAANKA

Xildhibaanno Mooshin Ka Gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya

February, 8, 2016
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari oo ...
xxxx

M.weyne Xasan: Shacabka sugida amaanka haka gacan siiyaan Hay’addaha amaanka

February, 8, 2016
Muqdisho (Sh M Network)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan ...
Degmada_Qoryooley_Sh_Hoose

Maamulka Qoryooleey oo faah faahin ka bixiyay Qaraxa ka dhacay Degmadaasi

February, 8, 2016
Qoryooleey (Sh  M Network)—Gudoomiyaha Degmada Qoryooleey Maxamed Xaaji ...
amisom-marka_2-640x350

Maamulka Gobolka Sh.Hoose oo ka warbixiyay la wareegitaanka Magaalada Marka

February, 8, 2016
Marka (Sh M Network)—Gudddoomiyaha Maamulka Gobolka Sh.Hoose, Ibraahin ...
shll-logo

DHAGEYSO: Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho

February, 8, 2016
Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan ...
201628635904876080069352595955

Maxkamad ku taala Dalka Britain oo 11 Sanno oo xarig ah ku riday Muwaadin Soomaaliyeed  

February, 8, 2016
London (Sh M Network)—Muwaadinkan Soomaaliyeed oo da’diisa lagu ...
images (1)

M.weyne Xasan: Mas’uuliyiinta DFS yeysan u doodin Dad lala xiriirinayo Al Shabaab

February, 8, 2016
Muqdisho (Sh M Network)—Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jumuuriyada ...
kdfss

Taliska Ciidamada Kenya oo sheegay in ay xoojinayaan la Dagaalanka Al Shabaab

February, 8, 2016
Nairobi (Sh M Network)—Taliyaha Ciidamada Dowladda Kenya, Korneel ...
shll-logo

DHAGEYSO: Warka Subax ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho

February, 8, 2016
Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan ...
gggg

Dowladda Soomaaliya oo Dad u xirtay Qaraxii Diyaaradda Daallo ee Magaalada Muqdisho

February, 8, 2016
Muqdisho (Sh M Network)—Isagoo ka hadlayay dhacdadii Diyaaradda ...
1-111AA-AMIII

DEG DEG: Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo markale la wareegay Magaalada Marka

February, 8, 2016
Muqdisho (Sh M Network)—Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa ...
qubanaha-shabelle

DHAGEYSO: Barnaamijka Qubanaha Wararka Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho

February, 7, 2016
Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan ...
shll-logo

DHAGEYSO: Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho

February, 7, 2016
Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan ...
deg

DEG DEG: Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Degmada Qoryooley ee Gobolka Sh.Hoose

February, 7, 2016
Qoryooley (Sh M Network)—Ugu yaraan 1 Ruux ayaa ...
images (1)

Madaxweyne Xasan “Siyaasad danguud ah waan sameyn karnaa, balse siyaasad dangaar ah ma sameyn karno”

February, 7, 2016
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Madaxwyenaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ...
shll-logo

DHAGEYSO: Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho

February, 7, 2016
Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan ...
12596306_917751068345365_1539472861_n

Maxkamadda Sare ee Dalka oo go’aamisay in Cumar Faaruuq uu yahay Xoghayaha Gudd ee NUSOJ +SAWIRO

February, 7, 2016
Muqdisho (Sh M Network)—Iyadoo ay soo ifbaxayeen shaqsiyaad ...
Howlgal

Howlgallo dad badan lagu soo qab qabtay oo laga sameeyay Xamar Jajab

February, 7, 2016
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Howlgalladani oo ah kuwa Ciidamada Dowladda ...
Detained_Kenyan_Muslim_youths_400x300

Ku dhawaad 20 qof Oo Booliska Kenya ay xir xireen

February, 7, 2016
Nairobi ( Sh.M.Network)-Booliska Dowladda Kenya ayaa xabsi dhigay ...
african-union-somalia-srcc-169-francisco-madeira

Madaxa AMISOM oo beeniyay in Al Shabaab ay ku sugan yihiin Magaalada Marka

February, 7, 2016
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Warsaxafadeed ka soo baxay Xafiiska Ergayga ...
shll-logo

DHAGEYSO: Warka Subax ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisiho

February, 7, 2016
Muqdisho (Sh M Network)– Waxaad halkan ka dhageysan ...
maxamed

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo qiray In qarax loo adeegsaday Dhacdadii Daalo

February, 7, 2016
Baardheere ( Sh.M.Network)-Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Janaraal Maxamed ...
deg

Deg Deg: Qarax Dhaawac Halis Ahuu ka soo gaaray Guddoomiye ku xigeenka Gedo oo ka dhacay Baardheere

February, 7, 2016
Baardheere ( Sh.M.Network)-War Deg Deg ah oo na ...
gggg

Wasiir Jangali: Bambaano ayaa lagu qarxiyay Diyaaradda Daallo

February, 6, 2016
Muqdisho (Sh M Network) — Iyadoo ay socdaan ...
qubanaha-shabelle

DHAGEYSO: Barnaamijka Qubanaha Wararka Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho

February, 6, 2016
Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan ...
shll-logo

DHAGEYSO: Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho

February, 6, 2016
Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan ...
keyn-41

Taliyaha Nabad Sugida Dharkeynleey oo Muqdisho lagu dilay

February, 6, 2016
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Kooxo Hubeysan ayaa ku dilay degmada ...
jo_3

Maamulka Shabeelaha Dhexe oo ka warbixiyay Kulamo ka dhacay Jowhar

February, 6, 2016
Jowhar ( Sh.M.Network)-Afhayeenka Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe Daa’uud ...
ciidan-kdf

Qoysaska Askartii Kenya ee ku geeriyootay deegaanka Ceelcade oo lacago la siinayo.

February, 6, 2016
Bungoma ( Sh.M.Network)-Maamulka degmada Bungoma ee dalka Kenya ...