Franco oland: ” Golaha ammaanku ha Fasaxo inaan baabi’ino Kooxaha dadka soo Tahriibiya” | Shabelle Media Network
Tuesday, July 7th, 2015

Franco oland: ” Golaha ammaanku ha Fasaxo inaan baabi’ino Kooxaha dadka soo Tahriibiya”

Published on April 24, 2015 by   ·   No Comments

Franco Oland Madaxweynaha waddana Faransiiska ayaa war maanta uu soo saaray ku sheegay in dalab ay u gudbiyeen Qaramada Midoobay kaas oo ku aadan in la ogolaado dagaal ka dhan Kooxaha iyo Doonyaha dadka soo Tahriibiya.

Mr Oland ayaa ku nuuxnuuxsaday in aan laga mira dhalin Karin inta qaramada Midoobay aysan siineyn wax go’aan ah oo horay loogu dhaqaaqayo wax ka qabashada arrintaan gaar ahaan Golaha ammaanka.

Madaxweynaha Faransiiska oo ku sugan dalka Armenia ayaa arrintaan kala fariisan doona dhigiisa Russia si loo xoojiyo dalabkiisa.

Ururka Midowga Europe oo shalay kulmay ay ku tal bixiyay in ka hortagga Tahriibka loo wada guntado dadaallo ka sii badan intii horana loo baahan yahay.

 

Wararka Maanta

BBM

Halkan ka dhegayso Barnaamijka Xulashada Shabelle

July, 6, 2015
Barnaamijka Xulashada Shabelle waxaan idinkugu soo gudbinaa warbixino ...
yyyyyyyyyyyyy

Dhageyso Barnaamijka Wardoon ee Radio Shabelle.

July, 6, 2015
[audio mp3="http://shabellenews.com/wp-content/uploads/2015/07/Bar___Wardoon-060715.mp3"][/audio]
shll-logo

Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

July, 6, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)- Halkaan ka dhageyso Warka Duhur ...
AU_Soldier_in_Mogadishu

Ciidamada Uganda ee Jooga Soomaaliya oo adeegsada diyaaradaha  Su-30s

July, 6, 2015
Kampala ( Sh.M.Network)-Sida uu qoray wargayska deface web ...
download (7)

Dowladaha Ethiopia iyo Kenya Oo ka wadahadlay xaaladda Soomaaliya

July, 6, 2015
Addis-ababa ( Sh.M.Network)-Wasiirka arrimaha dibadda dalka Ethiopia Dr ...
AMISOM-Afgooye1

Maamulka Degmada Mahadaay oo ka warbixiyay weerar AMISOM lagu qaaday

July, 6, 2015
Mahadaay ( Sh.M.Network)-Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Degmada Mahadaay ...
10953190_10207380172923111_6856420621159550440_n

Soomaali ku geeriyootay duqeymaha dalka Yemen+Sawirro

July, 6, 2015
Cadan ( Sh.M.Network)-Wararka naga soo gaaraya dalka Yemen ...
download (6)

Baarlamaanka Puntland oo ka doodaya Maamulka Galmudug ee Cadaado lagu dhisay

July, 6, 2015
Garoowe ( Sh.M.Network)-Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa maanta yeelanaya ...
ShabelleTV_Logo1

Dharkeynleey iyo Wadajir oo u soo gudbay Wareega 8 dhamaadka Tartan aqooneedka Shabelle

July, 6, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Tartan aqooneedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan ...
Ciidamada_Badda_Puntland3

Ciidamada Ammaanka Puntland oo qab qabtay tiro Ajaanib ah

July, 6, 2015
Garoowe ( Sh.M.Network)-Ciidamada ammaanka Maamulka Puntland ayaa gacanta ...
images (2)

Ciidamo farabadan oo Ethiopian ah oo kuwajahan Baardheere iyo Diinsoor

July, 6, 2015
Luuq ( Sh.M.Network)-Wararka laga helayo Doolow ee xadka ...
download (5)

Dagaalamayaal Hubeysan oo weerar xoogan ku qaaday Magaalada Jalalaqsi

July, 6, 2015
Jalalaqsi ( Sh.M.Network)-Dagaalamayaal ka tirsan dhaq dhaqaaqa Al ...
shll-logo

Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

July, 6, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)- waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
BBM

Halkan ka dhegayso Barnaamijka Xulashada Shabelle

July, 5, 2015
Barnaamijka Xulashada Shabelle waxaan idinkugu soo gudbinaa Warbixino ...
Terror police

Kenya Oo soo bandhigtay sawirada dad doonaya fulinta weeraro argagixiso

July, 5, 2015
Nairobi ( Sh.M.Network)-Ciidamada Boliiska Kenya ayaa soo bandhigay ...
IMG_25F71E-AE3EC2-7EF674-7FD2ED-1AC877-689793

Khilaaf ka taagan soo xulista Baarlamaanka Koofur Galbeed

July, 5, 2015
Baydhabo ( Sh.M.Network)-Odayaashani iyo waxgaradka ku nool Gobolka ...
shll-logo

Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

July, 5, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)- Halkaan ka dhageyso Warka Duhur ...
download (4)

Maamulka Puntland oo sheegay in Galmudug Mansab ay kula hadlaan aysan lahayn.

July, 5, 2015
Garoowe ( Sh.M.Network)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Isgaarsiinta,Hidaha iyo dhaqanka ...
ciidamada-itoobiya-450x295

Ciidamo Ethiopian ah oo ka soo gudbay Xadka Doolow

July, 5, 2015
Garbahaareey ( Sh.M.Network)-Ciidamo Ethiopian ah ayaa lagu soo ...
DSC_0074

Faah faahin Qarax Sarkaal DF ka tirsan lagula eegtay Muqdisho

July, 5, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Qaraxani oo ahaa Miino lagu xiray ...
download (2)

Ahlusunna Waljamaaca: ” Dhismaha Maamulka Galmudug waa mid Musuq iyo Laaluush lagu sameeyay”.

July, 5, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Iyadoo shalay ay ahayd markii lagu ...
2A3C8BC500000578-3149734-image-a-57_1436052331721

Dalka ugu qatarta badan ee Libaax uu ku nool yahay Caalamka oo la shaciyay+Sawiro

July, 5, 2015
Sida uu qoray wargayska daily Mail ee ka ...
itoobiyaan-Amisom

Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo laga soo sheegayo G.Gedo

July, 5, 2015
Garbahaareey ( Sh.M.Network)-Dhaq dhaqaaqyo Ciidan ayaa waxaa laga ...
galmudug-flag

Beesha Caalamka Oo u hambalyaysay maamulka Gamudug

July, 5, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Qaramad Midoobay , Urur gobaleedka IGAD, ...
download (2)

IGAD: ” Hala tix galiyo Heshiiska DF iyo Puntland

July, 5, 2015
Nairobi ( Sh.M.Network)-Max’ed Cabdi Afeey Wakiilka Urur Goboleedka ...
maxresdefault

Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in wadahadal uu la furayo Puntland

July, 5, 2015
Cadaado ( Sh.M.Network)-Madaxweynaha Cusub Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen ...
shll-logo

Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

July, 5, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)- waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
10858100_1404425383182397_5813543740436812113_n

Soomalaay Dhurwaaga Sokeeye Dowladnimadiina Ka Soo Dhiciya (Warbixin)

July, 4, 2015
USA ( Sh.M.Network)- Dhurwaaga Dhulkiina Ka Soo Dhiciya, ...
BBM

Halkan ka dhegayso Barnaamijka Xulashada Shabelle

July, 4, 2015
Barnaamijka Xulashada Shabelle waxaan idin kugu soo gudbinaa ...
201574635715786445656238ab3c96b5-3c53-4980-98e8-84786cf5e86e

Maraykanka oo lagu dhaleeceeyay duqaymaha uu ka fuliyo Soomaaliya

July, 4, 2015
Hay’adda US Global Drones Watch oo ah hay’adda ...