Cali Dheer: ” Si kasta oo naloo duqeeyo ma deyneyno dagaalka aan ku jirno”. | Shabelle Media Network
Wednesday, May 27th, 2015

Cali Dheer: ” Si kasta oo naloo duqeeyo ma deyneyno dagaalka aan ku jirno”.

Published on January 3, 2015 by   ·   No Comments

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Isagoo u warramayay Kanaalka Afka Carabiga ah ku hadla ee Al Jazeera Afhayeenka Al Shabaab Sheekh Cali Max’ud Raage ( Cali Dheere) ayuu ka hadlay weerarada Mareykanku ku qaadaan Saraakiishooda.

Cali Dheere ayaa sheegay in si kasta oo loo beegsado Madaxdooda aanu wax habac ah ku keeni doonin Dagaalka ay kula jiraan Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Afhayeenka Al Shabaab oo la weydiiyay weerarkii dhawaan Mareykanku ku qaadeen deegaanka Saakow ayaa ka meer maaray in uu ka warceliyo.

Diyaaradaha dagaalka nuuca aanu cidinna wadin ayaa  weeraro is xig xigay ka fuliyay Soomaaliya kuwaas oo ka dhan ahaa Saraakiil Sar Sare oo ka tirsanaa Ururka Al Shabaab

Wararka Maanta

bn

Puntland oo ka soo horjeesatay Tirakoob Wasaaradda Qorsheynta ay sameysay

May, 27, 2015
Garoowe ( Sh.M.Network)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta ee Maamul Goboleedka ...
images (1)

Kulan looga hadlayay Doorka Haweenka ay ka qaataan Saxaafadda Madaxa banaan oo Muqdisho ka dhacay

May, 27, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Dood Cilmiyeedkaan oo ay ka  soo ...
voa_tv_cn

War Deg Deg ah:Wariyaha VOA ee Boosaaso oo la xiray

May, 27, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Wariyaha Idaacadda VOA-da laanteeda afka Soomaaliya ...
Hassan Sheikh Mohamud

Xasan Sheekh: ” Soomaaliya waa Nabad waayo dad ajnabi ah ayaa badbaado u soo aadaya”.

May, 27, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh ...
sawir-tuulada-cambanaane1

Odayaal iyo waxgarad ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada Shabeelaha Hoose

May, 27, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Odayaal iyo Waxgarad ayaa ku baaqay ...
images

waxgarad dhaliilay shirka dib u heshiisiinta Beelaha Gobolka Hiiraan

May, 27, 2015
Baladweyne ( Sh.M.Network)-Iyadoo dhawaan uu shir dib u ...
jim

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Shabelle … Dood xiiso leh

May, 27, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)- Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Diiradda ...
heritage_gar-14

Wasiir Ceynte: “ Soomaalida 1 Million ka mid ah waa Barakacayaal”

May, 27, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
download (1)

Howl gallo ammaanka lagu xaqiijinayay oo laga sameeyay Buulobarde

May, 27, 2015
Buulo-burde (Sh M Network)— Ciidamada ammaanka dowladda Federaalka ...
download

Madaxweyne Xasan Sheekh: “ Dhalinyarada waa ku ugu Muhiimsan in Nabadda ay abuuraan”

May, 27, 2015
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Max’ud oo ...
Kismaayo99

Maamulka Jubbaland oo ka warbixiyay kulamo ay yeesheen RW Sharmarke iyo Madaxweynaha Maamulkaas

May, 27, 2015
Kismaayo ( Sh.M.Network)-Wasiirka Warfaafinta Maamulka KMG ah ee ...
2015526635682590720217977UNSOM_660_1

Qaramada Midoobay oo muddo kordhin u sameysay Xafiiskeeda Soomaaliya.

May, 27, 2015
Muqdisho (Sh M Network)—Golaha Ammaanka ee QM ayaa ...
download

Xildhibaano ka tirsan DFS oo ka hadlay Mooshinka lagu diidan yahay Golaha Wakiilka Jubaland

May, 26, 2015
Muqdisho (Sh M Network)—Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ...

Guddoomiyaha Marka oo beeniyay in Maleeshiyo beeleed ay ku dagaalameen degmadaasi

May, 26, 2015
Marka ( Sh.M.Network)-Guddoomiyaha Magalada Marka Max’ed Cismaan Yariisow ...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Muhiimadda waxaa leh xaqijinta amaanka

May, 26, 2015
Muqdisho (Sh M Network)—Xasan Sh. Maxa’uud Madaxweynaha Soomaaliya ...
cawan-620x330

Kenya oo ka hadashay weerar Askar looga dilay Gaadiidna looga gubay

May, 26, 2015
Gaarisa ( Sh.M.Network)-Saraakiisha Booloska Kenya waxaa ay sheegayaan ...
sss

Dhageyso Barnaamijka Faaqidadaada Ciyaaraha

May, 25, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka ...
Dhdhabaab

Dowlada Kenya ayaa sheegtya in ay sii wadi doonto dib u celinta qaxootiga Soomaalida ah ee dalkeeda jooga

May, 25, 2015
Nairobi ( Sh.M.Network)-Haron Komen oo ah masuul ka ...
1280px-Flag_of_Algeria.svg

Dowlada Algeria oo diiday in diyaaradaha la dagalamaya tahriibayaasha  ay ka Duulaan dalkeeda

May, 25, 2015
Alger's (Sh.M.Network)- Dowlada Algeria ayaa ku gacan seertay ...
483414_3731423658783_1635332892_n

Dhageyso Barnaamijka Wardoon ee arrimaha Caalamka lagu falanqeeyo

May, 25, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka ...
Jabuuti

Dawladda Talyaaniga oo Tababar u soo xirtay Saraakiil Soomaali ah

May, 25, 2015
Djabuuti ( Sh.M.Network)-Saraakiishan Booliska ah ayaa waxaa ay ...
n

Xildhibaanno iyo Wasiiro gaaray Magaalada Baydhabo

May, 25, 2015
Baydhabo ( Sh.M.Network)-Wasiirro iyo Xildhibaanno ayaa maanta waxa ay ...
s

Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

May, 25, 2015
Muqdisho: ( Sh.M.Network)- Halkaan ka dhageyso Warka Duhur ...
IMG_9531

Aas Qaran oo loo sameeyay Marxuum Xildhibaan Yuusuf Max’ed Dirir+Sawirro

May, 25, 2015
Muqdisho (Sh.M.Network)- Aaskani Qaran ee loo sameeyay allaha ...
qoryooleey_1

Maamulka degmada Qoryooleey: ” ammaanka degmada waa mid hagaagsan”.

May, 25, 2015
Qoryoleey ( Sh.M.Network)-Max’ed Cismaan Xaaji Guddoomiyaha Degmada Qoryooleey ...
shll-logo

Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

May, 25, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)- Halkaan ka dhageyo Warka Subax ...
UN-Monitoring-Group-on-Somalia-and-Eritrea

QM oo ciidamada Kenya ku eedeeyay in ay Dhuxul ka dhoofiyaan Kismaayo

May, 25, 2015
New-York ( Sh.M.Network)-Kooxda Dabagalka ee Soomaaliya iyo Eretria ...
janaale.1jpg

Maamulka Janaale oo beeniyay dagaal la sheegay in uu ka dhacay deegaankaasi

May, 25, 2015
Janaale ( Sh.M.Network)-Iyadoo warar soo baxayay saacadihii la ...
fg

Ciidamada ammaanka Jowhar oo la faray in Howlgalladooda ay sii kordhiyaan

May, 25, 2015
Jowhar ( Sh.M.Network)-Guddoomiye ku xigeenka dhanka Amniga iyo ...
bb

Xildhibaan ku baaqay in la mideeyo Guddiyada Gurmadka dagaalada Yemen

May, 25, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Xildhibaan Ibraahim  Saalax Dayfullaah oo ka ...