Kooxo lagu tuhmayo  dhaq dhaqaaqa Soomaaliya oo xubin ka tirsan Maamulka Magalada Wajeer ku dilay dalka kenya | Shabelle Media Network
Wednesday, July 1st, 2015

Kooxo lagu tuhmayo  dhaq dhaqaaqa Soomaaliya oo xubin ka tirsan Maamulka Magalada Wajeer ku dilay dalka kenya

Published on June 21, 2015 by   ·   No Comments

Wajeer ( Sh.M.Network)-Kooxo hubeysan oo looga shakisanyahay in ay ka tirsan yihiin dhaq dhaqaaqa Soomaaliya  ayaa xalay fiidkii magaalada Wajeer ku dilay sarkaal ka tirsanaa Masuuliyiinta deegaanka ee wakiillada ka ah maamulka Magaalada wajeer ee gobolka Waqooyi bari Kenya.

Wararka ayaa sheegaya in sarkaalkaasi oo lagu magacaabo Maxamed Barre cabdlla toogasho lagu dilay xili uu kasoo baxay salaadii taraawiixda ee xalay.

“ waxaan aaminsanahy in masuulkaan ay dileen kooxo ka tirsan dhaq dhaqaqa Soomaaliya ka dagaalama ee weerarada ka fuliya gudaha Kenya” sidaasi waxaa warbaahinta u sheegay masuul ka tirsan maamulka Magaalada wajeer ee dalka Kenya.

Laamaha ammaanka wajeer ayaa haatan wada baaritaanada ku aadan dhacdadaan, waxaana uu falkaan kusoo aadayaa xili haatan dib u eegis lagu sameynayo bandow saaran gobolka waqooyi bari, bisha Ramadan awgeed.

Dowladda Kenya ayaa waxaa dalkeeda ka dhacay weeraro kala duwan tan iyo markii ciidamadeeda ay soo galeen Soomaaliya sanadkii 2011 si ay tageero u siiyaan dowladda federaalka Soomaaliya.

 

Wararka Maanta

DSC_0010

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacab kula dabaal dagay Muqdisho+Sawirro

July, 1, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Kadib isu soo baxay ay dalka ...
AU UN

Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa oo isku afgartay dib u dhigida Ciidamo ka socda Q/M oo la keeno Soomaaliya

July, 1, 2015
Addis abab( Sh M Network)- Ururka Midowga Afrika ...
BBM

Halkan ka dhegayso Warbixin ka hadlaysa 1da Luulyo

July, 1, 2015
Waxaan idin soo gudbinaysaa Warbixin ka hadlaysa 1da ...
press-release-580x137

Midowga Africa oo hambalyo ku aadan 1da Luulyo u diray shacabka Soomaalida

July, 1, 2015
War qoraal ah oo laga soo saaray xafiiska ...
images (4)

Guddiga Farsamada shirka Cadaado oo lagu eedeeyay sed duudsi

July, 1, 2015
Cadaado ( Sh.M.Network)-Xilli maanta ay ku beegantahay 55 ...
Shaakir

Ahlusunna oo Madaxweyne uga dhawaaqday Dhuusamareeb

July, 1, 2015
Dhuusamareeb ( Sh.M.Network)-Kadib doorasho cod gacan taag ah ...
Syl_3

Ujeedooyinkii dhalinyaradii SYL ee xurnimada keenay oo aan weli la gaarin

July, 1, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-1st July, 1960kii Soomaalida Koonfurtu waxay ...
GREECE-IMMIGRATION-ACCIDENT

Qaramada Midoobay: ” sanadkaan 135 kun oo qaxooti iyo Muhaajirin ah ayaa gaaray Europe “.

July, 1, 2015
New-York ( Sh.M.Network)-Warbixin Cusub oo ay soo saartay ...
download (6)

Boqortooyada Sacuudi Arabia oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeysay Maalinta Xuriyadooda

July, 1, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Boqorka Dalka Sacuud Arabia Salmaan Bun ...
download (5)

Cabdiqeybdiid: ” Maamulka Galmudug Caqabad kuma ah Dariskiisa”.

July, 1, 2015
Cadaado ( Sh.M.Network)-Cabdixasan Cawaale Qeybdiid ayaa sheegay in ...
Gaas

Cabdiweli Gaas oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay 1-da Luulyo

July, 1, 2015
Garoowe ( Sh.M.Network)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali ...
N40A9150

Munaasabado lagu xusayo 1-da Luulyo oo lagu qabtay Gobollada dalka

July, 1, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Munaasabadahani lagu weyneynayo 1-da Luuly oo ...
IMG_3574

Daawo Sawirro Xuska Munaasabadda 1-da Luulyo ee ka dhacday Muqdisho

July, 1, 2015
...
shll-logo (1)

Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

July, 1, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)- waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
kay

Danjire Kay: oo 1 da Luulyo shacabka Somaaliyed ugu hambalyeeyay

July, 1, 2015
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Soomaaliya Nicklos ...
UN SECRETARY GENERAL MEETS WITH SPANISH PRESIDENT

Ban-Ki- Moon  Oo ka qaybgalay Munasabada lagu xusayay xoriyada Soomaaliya

July, 1, 2015
Munaasabadda xorriyadda Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay muddo ...
xasan shekkj

Dowlada Soomaaliya Oo sheegtay in ay adkaan doonto doorasho hal qof iyo hal cod ah in dalka ay ka dhacdo

June, 30, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Sida lagu sheegay waraysi uu bixiyay ...
Pranab-Mukherjee-the-President-of-India-Will-Not-Cast-Vote

Dowladda India oo Hambalyo maalmaha xoriyadda ku aadan u soo dirtay Soomaaliya

June, 30, 2015
New Delhi ( Sh.M.Network)-Madaxweynaha dalka India Pranab Mukherjee ...
images (2)

Dhageyso Barnaamijka Wardoon ee Radio Shabelle

June, 30, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)- Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Wardoon ...
xR3vbT13

Halkan ka dhegayso Barnaamijka Xulashada Shabelle

June, 30, 2015
Barnaamijka Xulashada Shabelle waxaan idinkugu soo gudbinaa Warbixino ...
gggg

AQriso Liiska Xildhibaanada Galmudug oo la soo dhameystiray

June, 30, 2015
LIISKA MUDANAYAASHA BAARLAMAAANKA MAAMULKA GALMUDUG; No Magaca Beesha Degmada 1 Maxamed Mire Axmed Madhibaan Dhuusamareeb 2 Maxamed Xassan ...
12409

Dhageyso Cashirka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka

June, 30, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)- Halkaan ka dhageyso Cashirka Tafsiirka ...
shll-logo (1)

Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

June, 30, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)- waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
download (4)

Ardayda Kenya oo la sheegay in ay la shaqeeyaan Islaamiyiinta Soomaliya

June, 30, 2015
Nairobi ( Sh.M.Network) Madaxa qaybta la dagaalanka argagixisada ...
bastoolad

Masuul Maamulka Afgooye ka tirsanaa oo la dilay

June, 30, 2015
Afgooye ( Sh.M.Network)-Kooxo Hubeysan ayaa maanta Masuul ka ...
images (1)

Ciidamada Ethiopia oo la wareegay deegaanka Leego

June, 30, 2015
Leego ( Sh.M.Network)-Wararka ka imaanaya Deegaanka Leego ee ...
dalxa2

Xildhibaan Dalxa oo beeniyay in DF ay aqbashay in ay joojiso Dacwadda Badda.

June, 30, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Guddoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha dibadda ...
shll-logo

Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

June, 30, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)- waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
150630080328_tunisia_640x360_reuters (1)

Tunisia oo 515 Million dollar Khasaareysa kadib weerarkii Suusah

June, 30, 2015
Tunis ( Sh.M.Network)-Waxaa la filayaa in Tunisia ay ...
Shabelle-31-150x1501-150x150

Afgooye oo afka ciida u dartay X/Jajab Tartan aqooneedka Shabelle

June, 30, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Tartan aqooneedka Shabelle oo si habsami ...