DF oo sheegtay in wadahadallo weli ay u socdaan Ahlusunna Waljamaaca | Shabelle Media Network
Saturday, July 4th, 2015

DF oo sheegtay in wadahadallo weli ay u socdaan Ahlusunna Waljamaaca

Published on June 23, 2015 by   ·   No Comments

Cadaado ( Sh.M.Network)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Max’ed Xuseen Odawaa ayaa sheegay in ay socdaan wadahadallo u dhexeeya dowladda Federaalka iyo Maamulka Ahlusunna Waljamaaca ee Gobollada dhexe.

Mr Odawaa ayaa rajo fiican ka muujiyay wadahadallada uu sheegay in ay socdaan dowladda Soomaaliya iyo Ahlusunna waljamaaca waxaana uu niyad sami ka muujiyay in Ahlusunna ay ku soo biirto Maamulka Gobollada dhexe ee Galmudug.

“ Go’aankii dowladda ee sameynta Maamulka Gobollada dhexe waxa uu ahaa inaan cidna laga tagin sida xadiiskii nabiga uu ahaa marka laga soo tago ee ahaa qofkii iska diida mooyee” ayuu yiri Wasiir Odawaa.

Hadalka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Max’ed Xuseen Odawaa ayaa imaanaya xilli Culumaa’udiinka ahlusunna waljamaaca ay haatan gogol dhigeen shir ay sheegeen in Maamul ay ugu dhisayeen Gobollada dhexe taas oo ay ka fidiyeen Magaalada Dhuusamareeb ee Galgaduud.

 

Wararka Maanta

BBM

Halkan ka dhegayso Barnaamijka Xulashada Shabelle

July, 4, 2015
Barnaamijka Xulashada Shabelle waxaan idin kugu soo gudbinaa ...
201574635715786445656238ab3c96b5-3c53-4980-98e8-84786cf5e86e

Maraykanka oo lagu dhaleeceeyay duqaymaha uu ka fuliyo Soomaaliya

July, 4, 2015
Hay’adda US Global Drones Watch oo ah hay’adda ...
Cidan-diini-8

Ciidamada DF oo isaga baxay deegaanka Janaale

July, 4, 2015
Janaale ( Sh.M.Network)-Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku ...
shll-logo

Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

July, 4, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)- Halkaan ka dhageyso Warka Duhur ...
download (2)

Maamulka G.Hiiraan oo soo dhaweeyay Madaxweynaha Cusub ee Galmudug

July, 4, 2015
Baladweyne ( Sh.M.Network)-Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa soo dhaweeyay ...
Cabdikariin-Xuseen-Guuleed-1

Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ku guuleystay Madaxweynaha Galmudug

July, 4, 2015
Cadaado ( Sh.M.Network)-War iminka na soo gaaray ayaa ...
DSCI6348-500x375

Cabdikariin Guuleed iyo Axmed Fiqi oo wareega ugu dambeeyay isugu soo haray doorashada

July, 4, 2015
Cadaado ( Sh.M.Network)-Wararkii ugu dambeeyay doorashada Madaxweynaha  Maamul ...
DSCI6348-500x375

Fiqi, Guuleed iyo Axmed Cabdisalaan oo isugu soo haray Wareega Labaad

July, 4, 2015
Cadaado ( Sh.M.Network)-Waxaa iminka soo gaba gabowday wareega ...
IMG_1610

Dowladda Talyaaniga iyo Saxafiyiinta Europe oo ballan qaaday in Saxaafadadda Soomaaliya ay ku gacansiinayaan dacwado ka dhan ah shaqsiyaadka Saxaafadda dhibaateeya

July, 4, 2015
Rome ( Sh.M.Network)-Wariyayaal ka tirsan Idaacadaha Shabelle iyo ...
SAMSUNG CAMERA PICTURES

Dayniile oo si dirqi ah kaga adkaatay Awdhiigle Tartan aqooneedka Shabelle

July, 4, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Tartan aqooneedka Shabelle olo si habsami ...
shll-logo

Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

July, 4, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)- waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
DSCI6348-500x375

Toos ula soco: Doorashada Galmudug oo si toos ah u billaabatay

July, 4, 2015
Cadaado (  Sh.M.Network) waxaa iminka si toos ah ...
BALAD-XAAWO-IYO-SUUQ-GUBTAY

Dagaal Beeleedyo laga cabsi qabo in uu ka qarxo Baladxaawo

July, 4, 2015
Baladxaawo ( Sh.M.Network)-Cabdiraxmaan Ismaaciil Guddoomiyaha Deegaanka yaaqle ee ...
amisom-amisom-and-somali-national-army-capture-qoryooley

Maamulka Degmada Qoryooleey oo Qeylo dhaan xoog leh muujiyay

July, 4, 2015
Qoryooleey ( Sh.M.Network)-Guddoomiyaha Maamulka Degmada Qoryooleey Max’ed Xaaji ...
images (4)

Doorashada Madaxtinimo ee Galmudug oo maanta lagu qabanayo Cadaado

July, 4, 2015
Cadaado ( Sh.M.Network)-Maanta oo ku beegan 4-ta bisha ...
11720056_844826928934769_711572681_n

Wariyayaal Shabelle ka tirsan oo la kulmay Masuuliyiin ka tirsan dowladda Talyaaniga+Sawirro

July, 3, 2015
Rome ( Sh.M.Network)-Suxufiyiin ka tirsan Idaacadaha Shabelle iyo ...
shll-logo (1)

Dhageyso Warka Duhur Idaacadda Shabelle

July, 3, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)- Halkaan ka dhageyso Warka Duhur ...
Degmada-Wadajir-Axmed-Cabdulle-Afrax

Maamulka Degmada Wadajir oo ka cabanaya faragelin kaga imaaneysa Maamulka K.Galbeed

July, 3, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Axmed Cabdulle Afrax gudoomiyaha degmada Wadajir ...
download (4)

Muwaadiniin Turkey ah oo Muqdisho lagu weeraray+Dhageyso

July, 3, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Wararka naga soo gaaraya degmada Cabdicasiis ...
download (2)

Sarkaal ka tirsan Qaramada midoobay oo amaanay doorka dowladda china ee dib udhiska Somalia.

July, 3, 2015
Nairobi ( Sh.M.Network)-Sarkaalkaan ka tirsan dhinaca gargaarka bani’aadanimo ...
download

Dad Soomaali ah oo loo haysto falal argagaxiso oo maxkamad ka soo muuqday Kenya

July, 3, 2015
Nairobi( Sh M Network)- Maxkamad ku taala Magaalada ...
2014424635339228412677196Xisbiga_DADKA_HOL

Xisbiga Dadka oo Ahlusunna ugu baaqay ka qeyb galka Dhismaha Galmudug

July, 3, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Guddoomiyaha Xisbiga Dadka Barfasooe Saciid Ciise ...
images

Washiton : Weerarkii Leego waxa uu Muujinayaa awooda dhaq dhaqaqaaqa Soomaaliya

July, 3, 2015
Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Qaarada Africa General David ...
bnnnnn

Maraykanka: Ciidamadii dilay Osama Bin laden ayaa naga jooga Soomaaliya

July, 3, 2015
Dowlada Maraykanka ayaa qiratay in Ciidamada gaar ah ...
EU

Midowga Yurub Oo balanqaday qalabaynta Ciidamada Soomaaliya

July, 3, 2015
Howgalka tababarada ee Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa ...
mandera1

Dagaal Culus oo ka dhacay Magaalada Mandheera ee Dalka Kenya

July, 2, 2015
Mandheera (Sh M Network)—Ugu yaraan 9 Ruux ayaa ...
1558557_899865920069398_3355907462712723633_n

Musharraxiinta Galmudug oo Maanta Khudbado ka jeediyay Cadaado

July, 2, 2015
Cadaado ( Sh.M.Network)-Musharraxiinta Maamulka Galmudug ayaa maanta waxa ...
shll-logo (1)

Dhageyso Warka Duhur Idaacadda Shabelle

July, 2, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)- Halkaan ka dhageyso Warka Duhur ...
IMG_606EAF-F727E5-2BD837-266C71-5C6377-B67438

AMISOM Oo beenisay Sarkaal la sheegay in uu ka goostay howlgalkooda

July, 2, 2015
Muqdisho ( Sh.M.Network)-Afhayeenka Ciidamada AMISOM paul Nguna oo ...
askar

Maamulka Afgooye oo beeniyay in bandow uu ka jiro degmadaasi

July, 2, 2015
Afgooye ( Sh.M.Network)-Guddoomiye ku xigeenka Amniga Maamulka Degmada ...